Saaxil Foundation
Ururka horumarinta Saaxil (UHS)...

Home / Hoyga

News and Events

About Us

Guest Book

Photo Gallery

Contact US
Home / Hoyga

Ururkan Saaxil Foundation / Ururka Horumarinta Saaxil waxaa ujeedadiisu ay tahey hore marinta danta gobalka iyo dadka Saaxil.  Ururku waxa uu qayb ka soo qaatey imakana uu wadaa mashaariico kala duwan oo taabtay dhinacyada waxbarashada, caafimaadka iyo adeegga guud ee dadweynaha ku nool gobalka Saaxil.  waxuu ururku ku howlanyay sidii gobalkasi u gaadhi lahaa horumar ama loo dabooli lahaa baahiyaha guud ee dadka ku nool gobalkaa iyo nawaaxigiisa. Iskuulada cusub ee Saaxil

Mashaariicda aanu wadno waxaa dhamaantood lagu hirgelinayaa muruqa, maskaxda iyo maalka dadweynaha Reer Somaliland gaar ahaan kuwa Reer Saaxil.

Websittekan waxuu qayb ka qaadan doona magaca Saaxil Foundation / Ururka Horumarinta Saaxil (UHS) uu kana hadli doona ama lagu soo bandhigi doono waxqabadka iyo hawlaha ururku uu qabto.

 

Gobalka Saaxil ayaa manta taagan heer aad u liidata, marka aynu u yarano inagoo tusaale ka qadanayna magaale madaxtiisa sida looga qaxay kana jesteen dadkeedii.  Dhamaan waa inla iswaydiyo waxyaaba sababey.  Guryihii laga qaxay ee Berbera

Hadaba Ururkani waxuu ku howlanyay inu abuuro wadahadal amaba diologue.  Iskuna keene dhamaan dadka jecel horumarin sidii loogu soo hoyn lahaa gobalka.   

 

Baahidan ka jirta gobalka ayaa keentay in uu ururkani yimado kana howl galo arimama Waxbarashada, Caafimaadka, Deegaanka, Wacyi Gelinta, Shaqo abuurista Gobalka iyadoo ay is xilsaareen hogaamin doonana dhalinyar u dhalatey gobalka Saaxil.  

 

Fadlan halkan nagala soo xidhiidh adoo haystana fursad aad ka dhiibato fikradahaaga. 

 

                                                                              

Home / Hoyga
News and Events
About Us
Guest Book
Photo Gallery
Contact US