|
1
|
Adnan Bakeyle
adnaan86@hotmail.com
2010-02-19
14:40:20
cont.
dabeedna wada falanqeeyan sidii ay wax ugu qaban laheeyen gobolkooda, markaasna wax isla meel dhigan luguna dhaqaaqo ficilki...runti ma wanaagsana in afka oo keliya laga yidhaahdo waxaas ayaan qabanaynaa, dabeetana hadhaw waxba la qaban waayo....waxaan aaminsan ahay in maanta dhalinyarta reer saaxil meel kasta oo ay jogan hadii ay u wada tashadan in ay isbedel weyn keeni lahaayen, Berberina sidaaas ay maanta tahay aanay ahaan doonin....
Adnan...
SOSO, MALAYSIA
Adnan Bakeyle
adnaan86@hotmail.com
2010-02-19
14:34:41
salam...
waxa xaqiiq ah oo aan shaki ku jirin in Berbera dadkeedi dawlada ku jiray uu dayacay, taasna waxaan odhan lahaa waa khalad cad oo loo wada jeedo..
khaladkasi wuu dhacay, haddaba suaashi waxa weeye sidee ayaa loo xalin karaa dhibaatada maanta magaalada Berbera haysata?..dhalinyarta maanta qurbaha jooga iyo kuwa wadanka jooga side ayay wax ugu qaban karaan bulshadeeda?..sida uu walaalken Ali Boon sheegay, waxa wanaagsan in dhalinyartu marku hore wada xidhiidhan, ........
|
1
|
Your Name: *
E-mail Address:
Homepage:
Comments: *