| ||||||||||||||||||||||||||||||||
|
Ururkani waxa uu ku yimid baahiya ka jira gobolka Saaxil una baahan in wax laga qabto. Sida: Waxbarashada, Caafimaadka, Deegaanka, Wacyi Gelinta, Shaqo abuurista iyo IWM.
Iyadoo aanu rajeynayno Qorba jooga reer saaxil iyo kuwa gudaha joogaba in aanu ka helno tageer ama membership loogu adeego gobalkooda. | |||||||||||||||||||||||||||||||
![]() |
| ![]() | ||||||||||||||||||||||||||||||