| ||||||||||||||||||||||||||||||||
|
Ururkani waxa uu ka koobanyahay Garabyo iskaashaday oo u dhashay gobolka Saaxil iyo Gobolada Somaliland gaarahaanba: -
Hawsha ururka waxa gacanta ku haya gudi ku meel gaadha kana kooban Garabyada Haweenka, Dhalinyarada iyo Odayaasha. Ururku waxa uu leeyahay Constitution ama distoor u gaar ah oo lagu hawlgalo. | |||||||||||||||||||||||||||||||
![]() |
| ![]() | ||||||||||||||||||||||||||||||